Qaranka Somaliland Waxay go’aansadeed In ay canaan iyo cambaarayn u ha-googaan xili-xukuumadeedka kulmiye, gaar ahaana A.M.M.Siilaanyo

Qaranka Somaliland Waxay go’aansadeed In ay canaan iyo cambaarayn u ha-googaan xili-xukuumadeedka kulmiye, gaar ahaana A.M.M.Siilaanyo

Waxaa April 2nd , 2013 si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada hargeysa

ee caasimada jamhuuridda Somaliland Ex- colonel Mohamed Abdi Adam

(dhancadde) marxuumka oo lagu tilmaamo ama lagu sifeeyo sida ay ka

markhaati ka cayaan saraakiisha ciidanka qaranka S/land sarkaalkii ugu

aqoonta iyo khibrada badnaa degmada geeska afrika .

Haddaba waxaa wax lagu qoslo oo layaab ahayd ama nacasnimo iyo jees-jees ahayd:

1- In aanu madaxweynaha Jamhuuriyadda S/land mr. siilaanyo janaazadaas ka soo qayb gelin iyadoo ay jirto in uu ka qayb galay laba janaazadood oo mid-na maalin ka horaysay ( waa Xildhibaan Sanweyne oo daad dooxa lafa-ruug maraayey qaaday oo ay reer ahaan is xigaan siilaanyo iyo gudoomiye ku xigeenkii golaha guurtida mr. furre oo maalin ka danbeeyey marxuum M.A.A,(dhancadde)

2-In la dalacsiiyey Geeridiisa kadib from colonel to sareeyo gaas to general iyadoo ay jirtay in lagala masuugay darajooyinkii iyo dalacaaadii la sameeyey ama la bixiyey bil ka hor geeridiisa ( it’s looks like rediculous,mockery and hostility= i would have to say =die to your hostility) ama JAAZADII QABYAALADA iyo DARAJADII DOQONIMADA IYO JEES-JEESKA GEERIDA KADIB.

waxaa xusid mudan in General-ka hogaamiya ciidanka qaranka S/land General Ismail Shaqale la tibaaxay in marxuumku alifkii ugu horeeyey u xidhay , uuna ka mid ahaa rahanta saraakiisha ciidanka qaranka s/land oo ay qaarkood isku arday ahaayeen oo ka waramay taariikh nololeedkii marxuumka.

3- In colonel-muuse bixii ( the most waffle & feeble officer in isaaq inhabited areas because his statements at isaaq civil conflicts = ANIGOO WAX DILI KARA DUCO QAADAN MAAYO = isn’t it a contusion in rest of his life???) xabaasha dusheeda kaga heeso General mohamed Abdi Adam (dhancadde) isagoo ka mid ahaa saraakiishii ka soo talo bixiyey bil ka hor marxuumka geeridiisa darajooyinkii la bixiyey iyo xilalkii la magacaabay balse kala bakhaylay ama kala masuugay marxuumka rahima-hullah iyo in uu tilmaamay in isaaq haldoorkii ka dhamaaday doqon iyo nin jileecna usugu hadhay.

waxaa xusid mudan mar aan su’aal la tiigsaday isagoo ahaa sarkaalkii ama qofkii ugu danbeeyey ee aan ku khatimo the videa-type of the autobiography of the late ex-colonel M.A.A (dhancadde) su’aashaas oo ahayd miyaad doqonada iyo nin jiliceeca isaaq u hadhay adigu ka mid tahay uu iigu jawaabay HAA, aniguna ku tuuray dee idinna dhinta.

NB/ It’s contusion, contumely And conundrum upon siilaanyo CV.

All in all that was a pretty shameful day in hargeisa cemetery

FIIRA GAAR AH:- Ficilada xun-xun ee xili-xukuumadeedka A.M.M Siilaanyo waa wax very pretty shameful ah oo aan weligeed reer S/land ILAAWI-DOONIN

P.S. the videa-type of the autobiography of the late- ex-colonel dhancadde rahima-hullah that contains more then 15 senior military officers talking about the biography of the late ex-colonel mohamed Abdi adam will be release it soon in youtube.

you may have any question/concerns please feel free to contact me

Very Truly Yours

Adam (maryacadde)

Chicago, U.S.A