Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Shirkii Jaraa’id ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo David Cemaron oo soo gaba-gaboobay.

Waxa aan manta ka qaybgalay shirkii Jaraa’id ee ay wada qabteen madaxweynaha Somalila iyo Raysal  wasaaraha dalkan Ingiriiska David Cemaron, Waxa uu soo dhamaaday dhawaan.

Waxa aan idiinsoo gudbin donaa shirkii Jaraa’id oo video ah lasocda dhawaaan.

image

Xamse Axmed Salaan/Salaanmedia

London




Leave a Reply