Taageero iyo Baaq ay soo jeedinayaan jaaliyada Somaliland Society UK “SSUK

 

Warar

Taageero iyo Baaq ay soo jeedinayaan jaaliyada Somaliland Society UK “SSUK”

 

 

01/05/2013 @17:37

 

Taageero iyo Baaq ay soo jeedinayaan jaaliyada Somaliland Society UK “SSUK”

Gudida Somaliland society UK “SSUK” waxa ay marka hore soo dhaweyn iyo taageeraba u muujinayaan dalada ururada reer Somaliland ee UK ay sameeyeen looguna wanqalay “British Somaliland counsel” BSC.

Daladan oo wax weyn ka tari doonta dhamaan dhinacyada waxqabad iyo isku duubnaanta ururada, waxa ay jaaliyadu la garab taagan tahay taageero iyo wada shaqeyn buuxda.

Dhanka kale waxa ay gudida SSUK Ku taageerayaan ururada iyo bulshadaba aragtidooda ah in la qabto banaanbaxii la qaban jiray sanad kasta 18 May.

Gabagabadii waxa ay jaaliyadu SSUK soo dhaweynayaan in loo gacan baneeyo jaaliyada, ururada iyo bulshadu in ay ka tashadaan arimahooda qaataana doorka ay ku leeyihiin….

Allaa mahad leh

Guddida SSUK

Wararkii ugu dambeeyey