Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

TACSI…INAALILAAHI WAINAA ILEYHI RAAJICUUN

Inaallilaahi Wa inaa Ilayhi  Raajicuuntacsi21
Anigoo ku hadlaya magacayga Fuaad Cabdi Muxumed (Taraashib) iyo ka reerkaygaba waxan tacsi tiiraanyo Halkan uga dirayaa qoyskii,eheledii iyo asxaabtii uu ka uu ka baxay Xaaji Maxamed Xuseen Naaleeye oo maanta ku geeriyooday shil gaadhi  oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera. 
Waxan  ilaahay uga baryayaa inuu u marxuumka janadiii Fardawsa geeyo. Ehaladiisana Samir iyo iimaan ka siiyo
AAMIIN
Fuaad Cabdi Muxumad

Sent from my iPhone




Leave a Reply