Toronto. Xafladii 18 May ee Toronto ka dhacday iyo wasiirudawlaha wasaarada maaliyada Somaliland oo kala qayb galey+ wacradihii fanaaniinta

Toronto. Xafladii 18 May ee Toronto ka dhacday iyo wasiirudawlaha wasaarada maaliyada Somaliland oo kala qayb galey+ wacradihii fanaaniinta

 

Xafladii ugu waynayd Canada ka dhacday iyo Madax sarsare oo ka hadlay Goobtaasi……….

Toronto(SM)Jaaaliada somalialnd ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa wacdaro ka muujiyey xuskii 18ka may ee ka dhacay dalkaasi. Xafladii ugu waynayd Canada ka dhacday iyo Madax sarsare oo ka hadlay Goobtaasi 
 
Waxa kale oo madashaasi ka Hadley Mudane katirsan barlamaanka canada oo xaflada kala soo qayb galay Shicibwaynaha Toronto. 
 
Wasiir Dowlaha wasaarada maaliyada Somaliland Mudane cadaani Aya Khudbad Tarikhi ah ka Jeediyay Xafalada Toronto Socdaalkiisuna uu aha sidii uu uga qayb qaadan lahaa Xaflada lagau xusanyo 18ka may. 
 
 
 
 
 
 

 

Salaanmedia/Toronto