Wafti baladhan oo uu hogaaminayo, kuxigeenka baarlamanka JSL, Mudane, Baashe Maxamed Faarax ayaa mardhaweyd ka soo dagay xarunta midawga yarub.

Wafti baladhan oo uu hogaaminayo, kuxigeenka baarlamanka JSL, Mudane, Baashe Maxamed Faarax ayaa mardhaweyd ka soo dagay xarunta midawga yarub.

 

Wefigu waxay ka qayb galayaan shir caalamiya oo bari kadhacaya caasimada midawga yurub iyo …….

Maanta oo ay bishu tahay 16 may 2013 waxaa magaalada Brussels ee wadanka Belgium, ka soo dagay wafti baladhan oo uu hogaaminayo, kuxigeenka baarlamanka Somaliland, Mudane, Baashe Maxamed Faarax. 
Waxa ku wehelinayey Wasiirka Qorshaynta, Mudane, Sacad cali Shire, Wasiirka Kaluumaysiga Mudane, Cabdilahi Cisman Geel-jire iyo Marwo Adna Aaden Ismaciil. Waxana halkaa ku soo dhaweeyey Wakiilka Somaliland u fadhiya Beljim 
Maxamuud Cabdi Dacar iyo xubno ka mid ah ururka The Diaspora ee jaliyada Somaliland ee Beljim. 

M.Sayid 
Brussels