12 / 5 / 2013
XALAALAYNTA . XUSKA
== == == ==
Waxa aan salaamayaa bulshada S / LAAN
Meel kasta oo ay joogaan
Waxa aan ( RAXMMAANKA ) ugabaryayaa
In muraadada wanaagsan ee ay rajeyna yaan
Inuu urumeeyo aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
Intaa waxa ii raaca waxa aan jecelay in aan
Usoo jeediyo ummadda S/LAAN aragti ku saabsan
Sidii aynnu xuska MAY ugu qabsan lahayn
Qaab xalaala khayr iyo barakana ku jirto
Ictiraaf keenana fure unoqota iyo in caalamku
Uu kuu arko sababaha kugu kelifaaya inaad lasoo
Noqoto xoriyadaadii.
Haddaan udaadego habka aan u arko inuu yahay
Ka ugu fiican waxa aan filayaa in sannad walba
Ay xuskan ku baxdo adduun gaadhaya MALAAYIIN
DOOLAR .ayadoo dadkii ayaantan aad xusayso
Usoo naafoobay ay aad u darxumaysan yiin
Qaarkoodna weli ay ay kujiraan xabbadii
Oo ay la,yiin kharash ay iskaga saaraan
Kuwa mudan inaaxustaan waa iyaga ayaantaa
Xusaysaanna waa iyaga
Haddaba siaynnu uxusno ayaanta waa inaynnu garanaa ayaanta lafteeda
Waxa aan soo jeedin laa ay tahayna
In sannad keliya kharashka ku bixilahaa
Lagu dhiso xaafad ay leeyihiin mujaahidiinti
Lagana sameeyo fagaara balaadhan oo noqda
Fagaarii xoriyada halka laga samayna yaa waa
Magaalooyinka waaweyn ee ay ku sugan yiin
Mujaahidiin tii ku naa foobay xorayntii
.
Ayanta xalaasha ahi taasay noqonaqsaa
Laakiin imika ta aynnu xusnnaa waa mid
Laga dhigtay mashruuc ama ku lunsi
Xoola qaran ku leeyahay
( ALLAHAYAW ) sida roon na waa faji
WAA . MOHOLIN