XUKUMAADA MADAXWEYNE AHMED MOHAMUD SIILANYO OO SHACABKA S.LAND +ISBADALKA JOOGTADA AH +WARBIXIN

XUKUMAADA MADAXWEYNE AHMED MOHAMUD SIILANYO OO SHACABKA S.LAND MEEL AY UGU SOO HAGAGAN GARAN LAYIHIIN +ISBADALKA JOOGTADA AH +WARBIXIN 


Arbaca,01.5.13(SM) Waxaa aan ka warqabnay inay Somaliland iyo somaliya uu socdeen wada hadal lagu wada hadashiinayey oo uga furna igriiska waliba meelo dhowr ah calamka ka mid ah uu wajiyo kala duwan uga furmay ,waxaana hormood ka ahaa labada dowladood ee kala ah america iyo igriiska shirkanoo ay dabada ka riixayeen ama soo diyaarinayey ajadayasha dowlado dhowr ah oo ay hormood ka yihiin america iyo igriiska.
Hadabo waxa jirtay in shirka wada hadashiinta uu wajigiisa hore ka furmay dalka igriiska, iyado ay halka ka soo baxeen qodabo dhowr ah oo uu tun buurna qodobka lixaad oo ahaa waxa ay beesha calamku ay ku dhex joogayaan labada dal ee wada hadalku dhex marayo waxay ku heshiiyan inay beesha calamkuna ku dhex joogayso,hadabo iyado arinku halka marayo ayaa waxa mar kaliya isbadalay goamaadi iyo waxyaabihii loo balan sana beehsa calamka iyo somaliland iyo somaliya .
Intaynaan arimahan iyo qaar kale badan ku daadagin waxaan yara iftiminayna arimaha somaliland iyo siday shirarka somaliya lala galo isku ahayeen ,xukumada uu madaxweynaha ka yahay madaxweyne ahmed mohamed mohamud siilaanyo iyo wixi ka horeyey,sidaan ka warqabno ama ay ahyd xukumadihii kala danbeyey dalka somaliland soo maray waxay ahyd iska daa wada hadale in somaliya kulan lala sameeya wax loogu yeedho danbiile qaran haduu yahay madaxweyne ,suldan,siyaasi waxanay ahyd arin la iska ilaayo.
Waxa dhacday hadaan xasuusta fiican dib uyara milicsano waxa jirtay xukumadii uu madaxweynah ka ahaa madaxweyne daahir riyaale kahin, inay dhacday dhowr wasiir ama masuul in la sheegay safar ay madaxda somaliya diyaarad kuwada rafiiqeen inay arinka laga dhigan jiray mucaradad xoogan ,waxa iyan jirtay oo kale in loo xidhay dhowr siyaasi ama suldan xukumadi kale danbeyey somaliland soo mara siday doontaba arinku ha haade waliba qodob dastuuriya ayaa ka yaalay arinka isga ah.
Arinka halka maryey ayaa waxa dhacday in markaliya uu isbadalay mowqifki somaliland somaliya somaliya inay kulaman waxaan badalay arinka ,madaxweynaha hada talada wadanka haya Md ahmed mohamed mohamud silaanyo isga oo yidhi waxaanu samaynayna arinka somaliland meel kasta oo uu ku jiro waan qabanayna,arinka oo aad loogu kala aragti fogaaday haday tahay siyaasi mucarid ah muxafid suldan iyo dhamaan hal doorka somaliland,waxaan uu madaxweynuhu ka sameyey talo qaran oo marki danbe laysku raacay dastuurka loo eegay in laga qayb galo ,iyado madaxweynhu sida ay haldoorka somaliland ku macneyaan talada qaran in madaxweynaha wxii bulshada somaliland uga soo baxda halka aanu kaligii ku koobnaanin.
Waxa kale oo jirta madaamo somaliland ay ku soo nabad iyo caano maashay talo iyo wada tashi inay ahyd waxaanu madaxweynuhu kaligii go,aankeeda lahayn.
Dhanka kale hadadan waxa jira madax dhaqmeed uu xidhan waxa uu tagay somaliya sida boqor raabi oo sheegay in uu tagay arimo uu gaar ah sida ganacsi ,lakiin waxa dhacday in lagu xukumay hal sano iyo labo malyuun ,halka ay hayadaha xaquuqal insaanka iyo xisbiga mucaridka ah ucid uu arinka aad uu dhaliilay ,aragtiyaha dadka qaarna xadhiga ku macnayeen sowti madaxweynuhu uu fasaxay in somaliya la tagi karo siday doonto ha noqote oo ay leeyihiin biluu ka madax dhaqmeed ahaan wax somaliland uu dan waday.
Hadabo siday doontaba ha ahaate aan hoos ugu daadagno halka ay marayso wada hadalada somaliland iyo somaliya, iyo maraxilka kala duwan iyo goaamada iska hor imaanaye dhanka somaliland ka soo burqanaya haday madaxweynaha tahay iyo wasiirkiisa arimaha dibada,waxa jirtay tiraba labo jeer oo uu madaxweynaha somaliland war bahiinta ka sheegay inaanu marna isga iyo qarankiisu ka qayb galyan,shirka lagu minjo xaabinayo somaliland iyo gooni istaageeda ,somaliland muqadas ay tahay .
Hadabo iyado sidaas ah ayaa madxweynuhu maalmo ka hor uu hadana saxafada ka sheegay inaan somaliland waxba loo yeedhin karin maqaxiyahana waxba looga soo jeedin doonin.
Hadabo arinka qaadacada somaliland shirki lagu wada hadashaiinayey somaliya iyo somaliand madaxweynuhu qaadacay ay somaliland dhibaato ku keenayso, oo waxyaabo badan oo beesha calamku siin jirtay laga jari doono,kuna waayi doonto saxiibtinimadii ingriiska oo somaliand waxyaabo badan oo mihiima siin jiray somaliland sidaas waxa yidhi siyaasiin badan oo arimaha geeska africa wax kala socda .
Dhanka kale shacabka somaliland ayaa marka horeba laha shirka somaliya somaliland lagu wada hadashiinay waa iska cadyahay, oo waa dano ku kooban oo kaliya sidi loo soo cein laha wxi la isku odhan jiray somaliya!!!!!!
waxabay ku farxeen dhawaqi madaxweynah ee haa qadacada .
Hadabo iyado sidaas arimuhu yihiin ayaa wax lagu war helay mar kaliya shirki jaraiid wasiirka arimaha dibada ,ee ahaa in somaliland mar labaad ogalaatay inay ka qayb gasho shirka lagu wada hadashiinayo somaliya iyo somaliland !!!!!
Waxaan dadweynaha somaliland ay ilaa wali ku jahawareersan yihiin arimahan is burinaaya ee tirada beelay iyo goaanka uu ka mid yhy dowladnimada lafteeda,hadabo wasiirka oo ku macneyey mowqifka dhowrka malmood isku badaly in ay dowlada turkeygu ku macsuuntay somaliland iyo somaliyaba.
Hadabo waxay shacabka somaliland uu baahan yihiin in waxyabahaas oo dhan oo ka dhigan dhuxul danbas huwan in loo kala hadiyo oo loo kala saafo hadii kale waxa ka soo bixi doona shirka ay gaar uu ahaan doonan xukumadaad uu madaxweynaha ka yahay madaxweyne siiraanyo!!!!!

Deeq X Aadan
airland82@hotmail.com
Xafiska wararka ee Salaan Madia
Uganda /kampala