Daawo Sawirada: Xaflad La Isku Arkay Oo Lagu Qabtay Madaxtooyada Somaliland Oo Lagu Xusayay 26 June

Jun2 26, 2013  Hargeysa(SM) – Waxaa caawa fiidkii lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland xaflada 26 June 1960  ee Sanad Guurada 53-aad, markii ay Somaliland Xornimada Ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska , xafladaas oo ahayd mid Qiimo gaar ah u lahayd bulshada Somaliland waxa Hadalo ka jeediyey Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo). Hadaba sidii ay u dhacday hoos ka daawo.
#