Daawo Sawiro Banaanbax balaadhan ayaa waxaa uu ka Dhacey safarada South Africa ku Leedahay Magalada London .

London 8Jun13 (SM) Banaanbax  balaadhan  ayaa maalintii shalay iyo maanta oo Sabti ah ka soconaaya  safarada South Africa ku leedahay magaaladda London,Waxa soo buux dhaafiyey dad Soomaali ah oo ka kala yimid dhamaan daafaha dalkan Ingiriiska.

 

IMG_6290

Salaan media_002

IMG_6301

IMG_6285

IMG_6273

Badhtamaha magalada London ee cariga Ingriiska,banaanbaxan oo ay ka soo wada qeybgaleen dadweynaha  afka Somaliga ku hadla sida (Djibouti,Somaliland ,Kililka Shanaad ee Ethiopia , Somaliy iyo dadweyne ka soo qeybgaley banaanbaxa ayaa waxaay siteen boodhadh ay ku mujinayaan dareenkooda  Cadhada  badan iyo sida ay uga xun yihiin xasuuqi foosha xuma ee  ka dhacey dalka South Africa  maalmihii la soo dhafey.

Waxaa mudo aad u dheer ka socdey wadanka South Africe dilal iyo dhac lagu hayo qofkasta oo loo garto inuu ka soo jeedo qomiyada somalida.Arintani waxaay sababtey dhimasho iyo dhac fara badan  oo sii xoogeysanaya maalinba maalinta ka danbeysa .iyada hada wadooyinka  lagu ugaadhsanay.

Dadweynaha maanta banaanbaxayey ayaa dawlada South Africa u gudbiyey warqad ay ku weydiinayaan sababta keentey in dadka somalida lagu weraro dalkooda kana codsadey in ay cadeeyaan sabata keentey in dilalka foosha xun wax uga qaban waayey dawlad ahaan iyo in ay soo baadhan waxaa keeney colaada fog ee dadka reer south Africa u hayaan somalida ku nool dalkooda

IMG_6269

IMG_6263

IMG_6259

IMG_6258

IMG_6235

 

IMG_6230

IMG_6216

IMG_6207

IMG_6205

IMG_6178

IMG_6161

IMG_6153

IMG_6151

IMG_6201IMG_6255IMG_6209IMG_6159IMG_6156IMG_6255

Waxa ugu danbeystii safaarada South Afrika ay ku leedahay London ayaa  isugu yeedhay saxaafadda Soomaalida iyo qaarkale oo caalami ahba waxayna u qaybisay waraaqo ay ku muujinayaan sida ay uga  xunyihiin wixii ka dhacay South Afrika iyo dhibaatada dadka Soomaalida ah loo geystay. Waxa iyana jirtay in qaar ka mid ah dadkii soo abaabuley banaan- baxu ay cadho ka muujiyeen in safaarada gudaha loo galo oo ay ku tilmaameen mid aanay jeclaysay tasoo markii danbe la dhameeyey, Waxa maanta oo Sabti 8.6.13 ah la rajeynayaa in dadka reer UK ay marlabaad safaaradda ka sameyn donaan mudaharaad kii shalay ka balaadhan.

 

Salaanmedia/London

Â