DAAWO SAWIRO IYO WARBIXIN…XAFLAD LAGU DAAH -FURAAYEY JAALIYADA EAST LONDON SOMALILAND SOCIETY OO KA DHACAY BARIGA LONDON.

DAAWO SAWIRO IYO WARBIXIN…XAFLAD LAGU DAAH -FURAAYEY JAALIYADA EAST LONDON SOMALILAND SOCIETY OO KA DHACAY BARIGA LONDON.

IMG_6840

Salaan media_002

Xaflad balaadhan oo lagu aas aasayey jaaliyadda Somaliland ee east London ayaa ka dhacday hoolka caanka ah ee xafladaha lagu qabto kuna yaala xaafada Bethnal green ee bariga London.
Munaasibadan oo ahayd mid ilyartu isqabatay ayaa waxa isugu yimid dad tiradoodu ku dhawdahay 300 oo qof oo ka kala yimi magaalada London iyo nawaaxigeeda.

IMG_6785
Waxa kale oo iyana xafladaa ka soo qayb galay masuuliyiinta xisbiyada,safiirka Somaliland, wakaalada qurbe jooga, jaaliyadaha Somaliland,Salaadiin, wax garad haween iyo dhamaan qayabaha kala duwan ee bulshada.

IMG_6838
Agaasinka xaflada oo ahaa mid aad u sareeya ayaa ugu horayn waxa hadalka furay yaasiin maxamed Cosman(Guray) oo isagu ahaa daadihiyaha barnaamijka oo runtii aad u qurux badan barnaamijka u hagayay, waxana uu ugu horayn ku soo dhaweeyay gudoomiyaha gudida qaban qaabada Mudane C/xakiim Maxamuud C/raxmaan(cadaani), oo isagu hormuud u ahaa gudidii hawshan iska xilsaartay iskuna soo duba riday.

IMG_6775

Salaan media_005
Waxa kale oo iyana halkaa ka hadlay masuuliyiin farabadan oo uu kamid yahay G/xigeenka kulmiye Maxamed Kaahin Axmed,Safiirka Somaliland,wakaalada qurba joofa oo dhamaantood soo dhaweeyay jaaliyadan ee cusub ee east London laga hirgaliyay.
Ugu danbayntii xafladan ayaa ku dhamaatay jawi aad u qurux badan.

IMG_6757 IMG_6798 IMG_6824 IMG_6850 IMG_6860

IMG_6779 IMG_6799 IMG_6830 IMG_6858

IMG_6708 IMG_6713 IMG_6732 IMG_6736  IMG_6711 IMG_6738 IMG_6745 IMG_6748 IMG_6763 IMG_6817 IMG_6811 IMG_6792 IMG_6793 IMG_6797 IMG_6845 IMG_6821 IMG_6823 IMG_6853 IMG_6848 IMG_6868 IMG_6785 IMG_6870

IMG_6772 IMG_6794

Lasoco warbixin muqaal ah oo aad ka bogan doonto  InshAllah.

Salaanmedia/London