Fadlan kasoo qaybgal kulanka caawa 29.6.13, Ururka Samafalka Mujaahidiinta SNM iyo Xaflada Sabtida London.

index

Ah Dalada BRITISH SOMLILAND COUNCIL ayaa si heer sare ah sanadkii labaad u soo qabanqaabiyey munaasabad/xaflad lagu taakulaynayo naafada, mujaahidiintii Dalka ee inoo horseeday xoriyadiisa. “IN BADAN BAY INOO HALGAMEENE AYNU MAANTA U HALGANO OO GACAN QABANO HALYEEYADEENII”

Xafladaas oo lagu qaban doono galbeedka magaalada London waxa lagu so bandhigi doona qorshaha iyo qaab-nidaameedka howsha u fuli doono.

Address: Copland School
Wembley HA 9 7EX
Date: Sabti (Sat) 29-06-2013
Time: 7pm-1am
Entry Price (Qiimaha): £20
Waxa aad kula kulmi doontaa khudbado ay soo jeedinayaan saraakiil iyo mujaahidiinta SNM , heeso iyo gabayo qiiro leh oo ay kuu soo bandhigi doonaan fanaanitii iyo waliba abwaanadii loogu jeclaa saaxada Fanka.
Ha moogaan hana ka maqnaan habeenkaas taariikhiga ah.
Wixii faahfahin dheeraad ah kala soo xidhiidh:

Layla Abokor: 07908714613
Mahamed Dayr: 07710534435
Abdillahi Abokor: 07538899241