Gabowga hadheyay Madaxweyne Siilaanyo oo awoodii dalka gacanta…. By Saleeban Cali Bile

Waxa  hubaal ah in Madaxweyne  Siilanyo  uu maanta ayhay nin way oo dadiisu  ku socoto  ilaa 90 jir hadaba  dada  iyo xanuuno soo food saray madaxweyne Silanyo  ayaa  waxay  ku keentay ilawshiyo anu  xasuusan karin   balamaha iyo  shaqo maalmeedka u taala,

taas ayaa waxay keentay in madaxweyna silaanyo  uu  qaban kari wayo  shaqada faraha badan ee u tala ee uu masuulka uga yahay umada rer Somaliland
 hadaba  dhibatooyinkan  sameeyay  madaxweyna ,  ee xaga dada iyo  cafiimaadka  ayaa  waxa   ay meel u banaysay  wasiir  Xirsi xaji cali,  hadaba waxa maanta  ay taladii dalka iyo masuulayadii dadkan  rer somaliland  gacanta  u gasahay wasiir  Xirsi xaji ali , qof aanay  umada rer somaliland  u idman ama  u soo dooran , oo ay sababtay  dhibato  xaga cafimad iyo gabawga  oo so hadahaysay madax weynaheeni  Mohamed ahamed siilayo, 

hadaba  su aashu waxa weye   .
 
1,  waa  kuma  xirsi XAJI ALI
2,  ma  hanankara oo ma qaban kara shaqadii loo id maday madaxweyne silaanyo
3, halkay la maraysa awoodii dalka ee sida fudud  ugu gacan gasahay
 
1,  wasiir  xirsi  xaji cali  waxa anu wada og soonahay in uu ka mid ahaan jiray ,  ururkii la odhan jiray al itixaad  waxa  aynu wada og soonahay in uu  xadhig ku mutayasatay xiligii  xukuumadi  Daahir riyale kahin isaga oo laxidhay in uu ka mid yahay  ururda mayalka adag
 
2, ma hanan karaa ? maya,  ma qaban   karo wasiir xirsi  ,masuuliyada   intaa  leeg, wayo ma laha aqoonteedi iyo  dublamaasiyadeedii iyo dul qaad keedii midna ,  ma laha   wayaa  argnimo ku filan  iyo aqoon ku filan oo uu ku hagi karo awooda in taa leeg ,   ma   buuxin karo  halkii  loo doortay   madaxweyna  waya  araga ah  ee siilaanyo . 
 
3, waxa ay  lamaray awoodi sida qaldan gacanata  ugu gasahay wasiir xirsi  in  uu u is istici malo si qaldan oo uu ku is tici malo  , matadii iyo dumarkii  iyo bir magaydhadii ,  waxay lamaraysa  in  uu  ka abuuro qabyalaad qawan dalkii iyo dakii walalaha ahaa  ,waxay lamarayasa  in ilaa iyo  labada qof ee suuqa  ku wada hadla in uu u yeedho  uu  u kala hiliyo oo awoodii ku istici malo ,
 
 
 hadaba  awoodan    gacanta u gasahay  wasiir xirsi  waxa  ay  samay ku yeelanaysaa  geedi  socdkii siyaasadeed  ee soomaliland iyo   nabad galayadii dalka oo dhan  .waxanu dalku khatar u yahay  bur bur  gudaha iyo mid debadeedba,
 
hadaba  waxan umada rer somaliland kula talinaya  in ay ilaa shadan nabad gelyadooda  inta abaday ay u soo samrayeen  inta  u hadahay dawaladan itaalka daran ee uu hogan keedi gacanta u galay cid ayanan  doran ,
 
 
by  Salebaan Cali Bille
Â