Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO MEHER

 

AROOS

HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO IYO BOGAADIN.

MEHER WACAN, MILGO IYO MAAMUUSNA UDHANYAHAY

Boqor Mohamed Xuseen Muuse iyo Boqorad Muna Yusuf Jama Yusuf

 

Oo meherkoodu ka dhacay, Magaalada Burco ee Jamhuuriyada Somaliland

xalay oo taariikhdu ahayd 15/6-2013

 

 

GUURKIINU GUUR KHAYR, GURIGIINU, GURI NEGI

GUULE HAKA YEELO, AAMIIN, AAMIIN, AAMIIIN.

 

Ibrahim Adan

 




Leave a Reply