Madaxweynaha Axmed Siilaanyo oo Saaka magacaabey maareeye cusub

Hargeysa (SM) 09/06/2013 waxa saaka si rasmi ah uu madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu magacaabey maareeyaha guud ee wakaalada korantada Hargeysa inuu noqdo Aqoonyahan Axmed yaasiin Aw Maxamed Jaamac laga bilaabo taariikhda maanta 09/06/2013.

Image 2013-06-09

Axmed Aw Maxamed waa aqoon yahan hanankara waajibaadka shaqo kana soo shaqeeyey shirkado iyo companyo waa wayn oo dalka Uk ah kana gaadhey heer aaney la gaadhi karin isagoo ku gaadhey aqoontiisa iyo kartidiisa.

Salaanmedia

Hargeysa

 
Â