MAXAA SABAAB U NOQON KARA IN LABAADI CIYAROOD EE U DANBEYAY SOMALILAND COP, BURCO LAGA BADIYO?????

MAXAA SABAAB U NOQON KARA IN LABAADI CIYAROOD EE U DANBEYAY SOMALILAND COP, BURCO LAGA BADIYO?????
 0
 
Waxaa an saalamayaa dhaaman bahdaa war baahintaa gar aahan web ka canka ahaa amaa ugu afka dheer wargays yaada afka somaliga kuso baxaa ee (SALAANMADIA)
aniigo ka miida ciyartooygi gooblka togdheer waxaa an hanbalyo uu diiraya ciyartoyga hada joga amaa u ciyara gobolk iyo kuwii hooreba 
 
dhaliinyarta gobolka togdheer waxaa sii aad usi badaanaya khilafka dheexdooda yalaa tasoo anaay gaaran inay sii haagagsan ku dhaamaystaan amaa wasaraada ciyar gobolka togdheer aay sii saahlan ku dhaamayso unaa diiyar garoban siidi aay uso qadiilahayen koobka hoore laguu bartaay inay qadaan 
 
waxaa laa wadaa ogson yahay in gobolka burco yahay gobolka ugu hooreya xaaga ciyar kubada caagta tarikh wayna uu ku leeyahay xagaa ciyar wanaaga gobolkaso lagu magacaabo PRAZIL SOMALILAN tasoo lagaa jeedo waa horyaalka somaliland amaa gobolka ugu laacibsan kubada caagta
 
waxaan xasusta xiligi igu daanbaysay 2005 xulka gobolka burco waxaa ay ku sii taashan jiire ciiyara lagu qabaanayo harysa ee ay wada ciiyarayan 6 gobol ee somaliland ka koobnan jiirtaay inaay koobka dheex yaal iyaagu soo qadayaan . shacaabka ku dhaaqan gobolka togdheer marka aay maaqlaan waxaa la ciyaraa kobki gobolada somaliland waxaa niyaadodo ku jiiri jiirtaay sidii ay uso dhawayn laahayen xulka gobolka togdheer oo koobki sidaa  taasoo looga bartaay inay mar walbaa soo qaadan koobka hadii anaay so qadina ay gaalan  kaliinta 2  oo anay ku qanaacsanan jiirin
 
waxaa an oodhan karaa dhaman dhalinti gobolk ee hoore waxkasto khilafa amaa is qaabqaabsiya oo so kala dhex gaala waxaa ay ku dhamayn jiren sii huufan ciyaarta laala ciyarayo gobolada somaliland ee kale dhiinac ayan ugaa so wada jeesan jiirnay waaxanan ogaayn inan ku ciyaraayno magaca gobolka togdheer
waxaa igaa muuqata labaadan sano ee uu danbeeyay in khilafka ciyartooygu marxaalad sare gaadhay taana waxaa uu xil saaran dhaman bahda sports ka ee waawayn iyo wasarad ciyara gobolka togdheer  in ay dhaameyan intaan soo gaalin wakhtiiga diiyargaarawga ciyara somaliland 
 
saanadki hore ee lagu qabtaay ciyara somaliland gobolka togdheer waxaa muqatay in ciyartoyga u safaanay gobolka togdheer ay tuurxaan kala dhex taalay iyo is qaabsii wayn tasoo marki ciyarti uu hooraysay laso gaalay ciyaartogi qaar laawayay ugu wacna amaa lagu tashaanayay khaldkana waxaa leeh maa muulka ciyara gobolka oo an dhiisin dhalinyarti ka qaaybgalaysay tartaanka amaa an alaamito baadan gaali 
koobkan maanta waxaa an tv yaada iyoi web sayd yadaa kaa arkayay dhalinta ciyartooga 
 
gobolka oo is haysta waliba dhaliilo uso jediinaysa wasarada ciyara gobolka oo qabyaalad iyo wax laamiid kuu edaaynaysa tasoo wax lagaa xuumaado ah in dhaliyarta ciyartoyga goolku is qaabqaabsadan marki ay uu bixi lahayen safaarki casimada somaliland oo hada u ka socdo tartaanka ciiyaraha gobolada somaliland
 
waxaa ay aahayd in raagi ruugcadaaga ee so ciyari jiiray ama raaqayo tim aay xaliyaan arkana inaay laakulmayan gobolada oo hadaa inti hoore kaabadan siina alaamay tiisiyan biil ka hoore lkn hadaa waxaa igaa muqatay inay gaadhay heer ay laaba xuul ama labaa tim oo kasocda gobolka togdheer ay ku taagan hargaysa 
 
CIYARTOGA GOBOLKA BURCO CANAN MALAAHA DHALIILNA MALAAHA GOBOLKA WAXAA SABABAY IN MARWALBA LAGA BADIYO OO MAGACI UU KU LAHA CIYARTA KUBADA CAGTA HOOS U RIIDAY MAAMULKA CIYARAHA GOBOLKA IYO CIIYARTOGI WAA WAYNA OO KHILAFKA GUULDARADA KEENAY XALIN KARI WAYAY
 
Deeq X Aadan
KAMPALA/UGANDA