MUDAHARAAD MAANTA GILGILEY MAGAALADA BERBERA IYO WAXA SABABAY MUDAHARAADKA

MUDAHARAAD MAANTA GILGILEY MAGAALADA BERBERA IYO WAXA SABABAY MUDAHARAADKA

Published on June 29, 2013 by   ·   No Comments

 

Berbera (SM ) 29/06/2013  Dadawyne gadoodsan ayaa saaka mudaharaad isku soo baxey barxada hore ee wakaalada biyaha Berbera dadawyne gadoodsan ayaa saaka mudaharaad isku soo baxey barxada hore ee wakaalada biyaha ee berbera dadkaas oo ka cabanaaney biyo la,aan beryahanba ka jirtey xaafado ka mid magaalada berbera ayaa mudaharaad weyn ka dhigey xarunta wakaalada berbera iyadoo aan wali aan la heyn khasaaraha halkaasi ka dhashey

mudaharaad4

 

ilo xogogaal ah noo sheegeen in dadkaas gadoodsan ay gudaha u galeen xarunta wakaalada biyaha berbera halkaasna khasaare u geystey , shabakada Baligubadlemedia oo isku deydey iney xidhiidh la sameyso mareeyaha wakaalada biyaha si ay u ogaato khasaaraha dhabta ah ee ay dadka mudaharaadayaa u geysteen xarunta wakaaladda ayaan noo suuro gelin telephone kiisa gacanta oo xidhna awgeed wixii war ah ee kasoo kordha kala soco rasmimedide.net

Salaanmedia/Berbera