Ogaysiis dhammaan beesha Ciidagale shirweynihii barkhadle oo ku qabsoomi doona London.

Ogaysiis dhammaan beesha Ciidagale shirweynihii barkhadle oo ku qabsoomi doona London.

 images (1)

Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa beesha Ciidagale in ay ka soo qayb galaan shirwaynihii BARKHADLE oo ay beeshu ku qabsan doonto Magaalada London Carriga Ingiriiska.

 

Halkaas oo ay beeshu kaga tashan doonto danaha beesh guuda ahaan, hadday noqoto qurbaha gaar ahaan dalka Ingiriiska, Somaliland ,kilika shanaad ee ismaamulka deegaanka Somalida.

 

Waxaana lagu gorfayn doona shirkaas sidii ay beeshu uga wada shaqayn lahayd horumarinta deegaanada ay beeshu degto, dalka Somaliland guud ahaan iyo sidii kor loogu qaadi lahaa adeegyada aasaaiga ah sida caafimaadka ,waxbarashada, biyaha,deegaanka iyo waddooyinka.

 

Markaas waxaa laga codsanayaa cid kasta oo beesha ka mid ah gudo iyo debad in ay ka soo qayb galaan shirkaas oo aan loo kala maqnaan, khaasatan odayaasha ,dhallinyarada iyo haweenka beesha dhalasho iyo dhaxdinba.

 

 

 TAARIIKHDA: 8/6/2013

 
SAACADDA :4 casarnimo ilaa 8 galabnimo 
 
Goobta :The Beacon, Scott Crescent, 
Rayners Lane
HARROW
LONDON
HA2 0TY
 
fadlan ha la dhawro wakhtiga hana laga soo horreeyo si shirku xilligiisa u bilaabmo.
 
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh
 
ABOKOR MAXAMED SHUKRI

GUDDOOMIYAHA BEESHA CIIDAGALE  EE UK

MOBILE: O7958045250

EMAIL: abokor100@hotmail.com

IYO

DEEQ CABDI DIGALE

GUDDOOMIYAHA URURKA GAAROODI

MOBILE: 07946819571

EMAIL: digale53@hotmail.com