Ogeysiis: Buugga DHAXALKA GOBANIMADA Oo Dhawaan La Daah-furayo !

Waxa La Ogeysiinayaa Shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan, in dhawaan la Daah-furi doono Buuga DHAXALKA GOBANIMADA, oo lagu ururiyey qudbadaha Madaxwaynihii Labaad Ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, kaasi oo qoray isla-markaana isku hawlay Muwaadinka Magaciisu yahay Maxamed Faarax Axmed (Qoti).

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xidhiidh

Qoraaga Buugga Dhaxalka Gobanimada

Tell: 0634426743