Jaamacadda Hargeysa waxa ay ogeysiinaysaa bulshada in  toddobaadka soo socda (10/June/2013) laga bilaabayo casharro ku saabsan saddex maaddo oo kala ah 1.Duluumta dhaqanka 2. suugaanta iyo 3. Qoraalka iyo Naxwaha afka Soomaaliga oo loogu talo-galay in lagu kobciyo aqoonta barbaarta Somaliland ee ku nool qurbeha, dalkana ku soo laabta xilliga xagaaga ah iyo ciddii kale ee jecel. Xilliga la dhigayaa waa gelinka hore iyo gelinka dambe maalmahaSabtida illaa Arbacada

Duruustan waxa weheliya safarro lagu tegayo goobaha taariikhiga ah ee waddanka sida Laasgeel iyo meelo kale haddii Alle idmo. Xiisadaha waxa bixinaya bareyaal xul ah, waayo-aragnimona u leh Suugaanta iyo Sooyaalka ummadda.

Wixii faahfaahina kala xidhiidh Xarunta Jaamacadda Hargeysa iyo ciwaannadan. Fee-gu waa $30..

Si aad online isugu diiwaangeliso fadlan booqowww.hargeisauniversity.com, wixii faafhfaahina kala xidhiidha

contact@hargeisauniversity.com amasaedmgahair@hotmail.com

Tell: 0634428604/0634420513