Ogeysiis…kulanka London

OGAYSIIS. Mudanayaal iyo Marwooyin waxa noo sharaf ah inaad nagala soo qaybgasho xaflada furitaanka jaaliyada Somaliland ee Bariga London (East London Somaliland Society ). Xaflada furitaanka oo la qaban doono 23/06/13 sacaduna tahay 18:00 -22:00 waxa ay ka dhacaysaa holka caalamiga ee layidhaa Oxford House Bethnal Green ee dagmada Towerhamlets bariga magaalada London. Sidaa darteed waxa aanu dadwaynaha dagan magaalada London iyo nawaaxigeeda la socodsiinaynaa in ay nagala soo qayb galaan. Address. Oxford house,Derbyshire Street Betnal Green E2 6HG. Wixii faahfaahin dheeraada kala xidhiidh Telfoonada kala ah. Cabdixakiim maxamuud C/raxmaan(cadaani) 07568535300. Cabdixakiim Cawil Aadan. 07534212197. Sheekh Cabdi Rasaaq Xuseen 07903715625.