Ogeysiis Ogeysiis Jaaliyada Beel Waynta ARAB ee ku dhaqan Dalka Germany

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan beel waynta ARAB ee ku dhaqan dalkani Germany in shir beeshu isugu iman doonto 29.06.2013

 

 

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan beel waynta ARAB ee ku dhaqan dalkani Germany in shir beeshu isugu iman doonto 29.06.2013, maalinta SABTIDA, shirkaas oo ka dhici dooona magaalada OFFENBAC, iyadoo shirka lagaga hadli doono arrimo beesha u gaara..

 

Address.ka Hallka shirku ka qabsoomi doono

 

Sandgasse 26

Offenbach 63065

Germany

 

Haddaba waxa lala socodsiinayaa jaaliyada BEEL WEYNTA ARAB in wixii faah faahin ah ee intaasi dheer ay kala xidhiidhaan Gudida qaban qaabada oo ah kuwa hoos ku xusan

 

1. C.kariin Khadar Diiriye Tell Nr: 015211748804

2. Jibriil Abiib Colow Tell Nr: 015210249814

3. Maxamed Ismail Qabile Tell Nr: 015217038966

4. Maryan Axmed Cali

5. Mawliid Maxamed C.laahi Tell Nr: 015211408314

6. Nimco Xariir Cumar

7. Maxamuud Max´ed C.laahi Tell Nr: 015215205853

8. C.risaaq Maxamed Aadan