Tacsi ku socota mulkiilaha Shirkada AL-NUUR Furniture

tacsi21

Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi U Dirayaan Mulkiilaha Shirkada AL-NUUR Furniture Cabdiraxmaan Maxamed Nuur Oo Ayeydii Marxuumad Caasha Xaaji Xuseen Geeriyootay

 

Xoghayaha Gobolka Maroodijeex Xamse Ciise Cabdi

Siciid Cawil Axmed-Xajiin

Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Jannaale)

Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay)

Cabdiqani Askar

Keyse Faarax Yuusuf

Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi u dirayaan Mulkiilaha Shirkadda AL-NUUR Furniture Ganacsade Cabdiraxmaan Maxamed Nuur (ALNUUR) oo Ayeeydii Marxuumad Caasha Xaaji Xuseen taariikhdu markay ahayd 10/6/2013 lagu aasay Magaalada Hargeysa, kadib markii ay geeriyootay, Waxaanay ILAAHAY marxuumada uga baryeynaa inuu janatul-fardowsa ka waraabiyo, eheladii, qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland samir iyo iimaan ka siiyo, Annaguna waxaanu leenahay

Aamiin…………………………………Aamiin………………………………………Aamiin