WADDANI TORONTO : QADO SHARAF & DARDARGELIN HAWLAHA XISBIGA.

WADDANI TORONTO:       QADO SHARAF & DARDARGELIN.

WADDANI 2

 Waxa Xaflad ado sharaf ah loo sameeyay Dr Mohamed Fadal oo ka tirsan Hogaanka Sare ee Xisbigga Wadani. Xafladaas oo ka dhacday Toronto. waxaana kasoo qayb galay xubno miisaan culus ku leh bulshada qaybaheeda kala duwan.
WADDANI 3
Waxa si qoto dheer loo lafa guray fikrado kala duwan oo ku saabsan marxaladda uu wadanku ku suganyahay, gaar ahaan dhinacayadda siyaasadda, dhaqaalaha, amniga, iyo kaalintii uu Xisbigu ka qaadan lahaa. Waxa laysla gartay in si dhakhso ah loo diyaariyo barnaamij dhamaystiran  oo ku waajahan sidii duruufahaas looga gudbi lahaa.Waxa kale oo aad laga hadlay arrimo fara badan oo kuseeya  sidii xisbigga loo dardargelin lahaa.
WADDANI
Ali Ibrahim  “ Baqdaadi “  “ Toronto “