Wajigii Labaad (Phase 2) ee Somaliland Business Fund oo kafurmayaa North America

 

 Somaliland-Business-Fund-e1349288622569-150x46

Wajigii Labaad (Phase 2) ee Somaliland Business Fund oo kafurmayaa North America

Waxaa Dhamaan Qurbojoogta reer Somaliland ee degan Cariga North America la’ogeysiinayaa in kazoo qaybgalaan Wajigii Labaad  (Phase 2) ee Somaliland Business Fund (SBF).  Mashruucan oo dhiirigalinayaa in lamaalgashado dalka Somaliland, Waxaa bixiniya World Bank,  waxaana fulinaysa   Haayadda Layidhaa Landell Mills.  Mashruucan ayaa faa’iido badan u leh Dalka Somaliland taas oo uu dhiirigalinayo ganacsatada islamamarkaana shaqooyin abuuraya. Haddaba  si’aad macluumad  badan oo kugu dhiirigaliayaa inaad kaqaybqaadatid Mashruucan u hesho kazoo qaybgal Maalmahan hoos kuqoran:

 

The World Bank Somprep II Program, and Somaliland Business Fund (SBF)

Round 2 Outreach Events in North America – Toronto, Ottawa (Canada); Columbus, Ohio and Minneapolis, Minnesota, USA

The SBF is offering a second Call for Proposals for Grant Funding:

June 21 to August 10, 2013.

Outreach events will be held as follows:

City

Date

venue

Times (from – to)

Toronto, Canada

Wed 5th June

Delta Toronto East

2035 Kennedy Road, Toronto, Ontario M1T 3G2

7pm-10pm

Ottawa, Canada

Thurs 6th June

Sheraton Ottawa Hotel

150 Albert Street, Ottawa, ON K1P 5G2

6pm-9pm

Columbus, USA

Fri.  7th June

Hyatt Regency Columbus

350 North High Street

Columbus, Ohio, USA, 43215

6pm-9pm

Minneapolis, USA

Sat. 8th June

THE MARQUETTE HOTEL

710 Marquette Avenue

Minneapolis, MN 55402-2368

12pm-3pm

 

Please pass this information to any Somaliland Diaspora (investor groups, business men/women) who are serious about investing in new and existing businesses in Somaliland. You can also go the Somaliland Business Fund website for more information,http://somalilandbusinessfund.com/