War Deg Deg Ah: Marxuum Khadar Baashe Faarax Oo Kamid Bulshada Degan Magaaladda Burco Oo Faash Qudha Lagaga Jaray Magaladda Dacarbudhq.

(SM-Hargaysa) Alla hawnaxariiste Marxuum Khadar Baashe Faarax ayaa caawa dad ilaa hadda aan la aqoonsan balse ka tirsan degaanka Dacarbudhuq ay qudha kaga jareen faash.

 

 

 

Marxuumka ayaa maydkiisa la keenay Cisbitaalka Magaaladda Hargaysa oo ilaa hadda uu  yaalo, mar aanu isku daynay in aanu wax ka waydiino Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland ayaanay noo suurto galin, kadib markii uu Telefoonka naga qaban waayay.

Marxuumka dhintay ee Khadar Baashe Faarax ayaa degaan ahaan ka soo jeeda Beesha  Burco,

Xigasho SToday