Xaflad Kadhacday Magaalada London Ee Uu Soo Qabanqaabiyey Xisbiga Kulmiye+Sawiro

SONY DSC

Xaflad kadhacday magaalada London oo uu soo aban qaabiyay  guddoomiyaha kulmiye ee laamaha  cariga ingirska waxaana kazoo qeb galay guddoomiyaha koobaad Mudane Mohamed Kaahin , wasiir ku xigeenkii  hore Arrimaha debedda Mohamed Yoonis, guddoomiyah UK xariir xirsi adri  .

salaadiin, cuqaal iyo madax kale oo fara badan.

Waxaa looga hadlay xaflad sidii loo dardar gelin lahaa xisbiga ; dhanka doorashooyinka soo socda.

download (4)

Mr.Mohamed Kaahin guddoomiye kuxigeenka koobaad  ee KULMIYE ayaa kulanka xaflad hadal aad u dheer kasoo jeediyay oo uu kaga hadlayay dardar gelinta  iyo xogwaranka xisbiga isagoo sheegay in uu shirweynahoodii dib loo dhigay kaasi oo kusoo beegmay doorashooyinkii golaha deegaanka ee dhawaan wadanka ka qabsoontay .

Sikastaba ha ahaatee guddoomiye ku xigeenku waxa uu yiri waxa laqabanayaa bisha December 25keeda waxa uuna intaasi sii raaciyay u diyaar garoobidda gudiga qabanqaabada sidii loo sii dhisi lahaa waxa uuna xusay in uu ka dhici doono gudaha dalka, kulankani oo ahaa xog wareysi.

SONY DSC

 

SONY DSC

 

download (5)  download (3)

SONY DSC

SONY DSC