(ALLAHU AKBAR) DAAWO VIDEO) Haweeneey 25 sano Baadariyad aheyd oo muslintay Sheegtayna in uu Nabi Ciise Sabab U ahaa Qaadashada Diinta:::

1012439_462875827142851_1256585972_n

ALLAHU AKBAR DAAWO. Haweenay Baaderiyad aheyd muddo 25-sanno kana mid aheyd Madaxda ugu sareysa Diinta Masiixiga ee Dalka Mareykanka ayaa Muslintay.
Sidoo kale Haweenaydan ayaa sheegtay in Nebi-Ciise oo ay markii hore Ilaahnimo u heysatay uu sabab u ahaa inay Diinta Islaamka qaadato iyadoo iminka ku faraxsan diinta Islaamka,,

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA