Daawo Sawiro:Wufuuda Labada Dhinac Ee Somaliland Iyo Somaliya Uga Qaybgalaya Wada-hadalada Shirka Turkiga Oo Maanta Yeeshay Kullan Hordhac Ah

July 7, 2013 Istanbul(SM) – Wasiirka arimaha dibada dalka Turkiga, Mr Ahmed Dovugle ayaa maanta Magaalada Istanbul ka furay shir hordhac ahaa oo dhex marayey wufuuda dawladaha Somaliland iyo Somaliya uga qayb-galaya wadahadallada labada dal oo Isniinta beri ah ka furmaya Magaalada Istanbul .