Daawo Video: Cuqaasha Waxgaradka Iyo Odayaasha Degmada Mandheera Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Golaha Wada-tashiga & Toosinta Qaranka

July 25, 2013 Mandheera(SM) – Cuqaasha Waxxgaradka iyo Odayaasha Magaalada Abdaal ayaa maanta canbaareeyey golaha wadatashiga somaliland waxanay tilmaamay inay yihiin gole sharci daro ah iyagoo dhinaca kalena xukuumada somaliland uga mahadnaqay biyo galin ceelal biyo macaan ah oo la hirgalinayo deegaanka oo la dhagaxdhigay daawasha wacan warkan oo dhan.