DAAWO:Madaxweynaha Soomaaliya oo sidii ugu adkeyd ula hadlay Saraakiisha Ciidamada

Muqdisho July 22,2013(SM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo saraakiisha Soomaaliya runta wejiga ka saaray una sheegay in lala xisaabtami doono.

Madaxweynaha oo ciidamada si aaney u baran ula hadlay ayaa shacabku soo dhaweeyeen qaabka uu ula hadlay,DAAWO.