damaca Kenya iyo taageerada Etoobiya

MAP

Waxaan wada ogsoonahay in kenya aanay qarsanin damaceeda gobolada jubbooyinka iyo qabiilo af somaliga  ku hadla laakiin aan damiir somalinimo iyo xishood toona lahayn oo ku andacooda kenya inay caawinayso iyagoo gaday khayraadkii somalia ee shidaalka oo ay heshiisyo ku galeen kuwaasoo sida caadadoodu ahayd mar walba cadaw somaliya kusoo hogaaminiray ilaa xiliyadii gumaystaha talyaaniga oo dagaal aad u qadhaadh lala galay soomaliyoo dhamina markhaati katahay.

Waxaa hadaba xusid muda in umada somaliyeed ogaato gaalada madoow ee kenya waxaa daba taagan gaalo isqarinaysa oo shirkado waaweyn dabada kawada rabtana in dhulkan somaliyeed ay umdaxbanaanaadan siay uxadaan khayraadka dalka siloo bililiqaysto shidaalka iyo khayraadka dabiiciga aha waxaan jeclaanlahaa inaad ila aragtaan qariirada kenya iyo itoobiya ay yeelandoonaan mudada 30ka sano ee soosocda. waxaa layaab leh in somalida aanay lawada soconin ajandaha qarsoon ee ay kenya iyo itoobiya dajisteen ee ah in dhulka somalida in loo qaybsado sida qariirada ku sawiran oo xaqiiqo aan laqarinin ah kuwa uhaysta in itoobiya iyo kenya ay caawinayaan ha ogaadeen inay khiyaamo qaran oo lagula xisaabtami doono sameeyeen.

Habiil Cabdi Haybe

London