Fanaanada Caanka ah ee u Dhalatay Dalka Mareykanka ee Janet Jackson oo Qaadatay Diinta Islaamka

JACKSON_J_03

Fanaanadda caanka ah ee udhalatay dalka Mareykanka Janet Jackson oo ku caan baxday heesaha loo yaqaan RNB ayaa dhawaan waxa ay isguursadeen wiil udhashay dalka Qatar oo Muslima kaas oo ay in muddo ah xiriir jaceyl uu ka dhexeeyay.

Wissam iyo Janet ayaa isguursaday dhwaan waxayna ku aqal galeen isla dalka Qatar kadib guurkooda ayay fanaanada reer Mareykan ee kasoo jeeda qoyska Jackson oo ku caan baxay fanaanimada iyo soo arimaha la tacaluqa ayaa waxa la shaaciyay in ay qaatay Diinta Islamka islamarkaasina waxay shaacisay Janet Jackson in ay joojisay soo saarista heesaha inta mudada ah ay ku dhex jirtay.

Janet Jackson ayaa waxa ay kamid noqonaysaa qoyska kasoo jeeda reer Jackson ee qaatay Diinta Islamka iyadoo la wada xasuusan yahay in wiilka walaalkeeda ee ka weyn iyadda Jermeine Jackson uu qaatay diinta  goor hore isagoo haatana uu dagan yahay dalka Bahrian oo uu in mudo ah ku sugnaa.

Janet ayaa ka dhaqaaqday dalka Mareykanka kadib geeridii ku timid fanaanka kale ee walaalkeeda ahaa Micheal Jackson oo ahaa fanaan caan ah oo isaguna lagu waday inuu qaato Diinta Islamka inkastoo arintaas mar uu ka hadlayay Micheal walaalkiisa Jermeine in Micheal uu jeclaystay qaadashada Diinta Islamka inkastoo hadalo kala duwan laga soo saaray inuu Islaamay Micheal Jackson kahor dhimshadiisa kadib safaro dhowr ah uu ku tagay dalka Bahrian isagoo qorsheynayay inuu dalka Bahrian Micheal uu sitoos ah ugu guuro kadibna uu iska joojiyo arimaha la tacaluqa fanaanimada kadibna uu uweecdo dhanka iyo soo saarista Nashiidooyinka xili lagu xasuusto inuu soo saaray Nashiido hordhac ahayd kahor intuusan dhiman.

Fanaanadda caanka ah ee udhalatay dalka Mareykanka Janet Jackson oo ku caan baxday heesaha loo yaqaan RNB ayaa dhawaan waxa ay isguursadeen wiil udhashay dalka Qatar oo Muslim kaas oo ay in muddo ah xiriir jaceyl uu ka dhexeeyay.

Wissam iyo Janet ayaa isguursaday dhwaan waxayna ku aqal galeen isla dalka Qatar kadib guurkooda ayay fanaanada reer Mareykan ee kasoo jeeda qoyska Jackson oo ku caan baxay fanaanimada iyo soo arimaha la tacaluqa ayaa waxa la shaaciyay in ay qaatay Diinta Islamka islamarkaasina waxay shaacisay Janet Jackson in ay joojisay soo saarista heesaha inta mudada ah ay ku dhex jirtay.

Janet Jackson ayaa waxa ay kamid noqonaysaa qoyska kasoo jeeda reer Jackson ee qaatay Diinta Islamka iyadoo la wada xasuusan yahay in wiilka walaalkeeda ee ka weyn iyadda Jermeine Jackson uu qaatay diinta  goor hore isagoo haatana uu dagan yahay dalka Bahrian oo uu in mudo ah ku sugnaa.

Janet ayaa ka dhaqaaqday dalka Mareykanka kadib geeridii ku timid fanaanka kale ee walaalkeeda ahaa Micheal Jackson oo ahaa fanaan caan ah oo isaguna lagu waday inuu qaato Diinta Islamka inkastoo arintaas mar uu ka hadlayay Micheal walaalkiisa Jermeine in Micheal uu jeclaystay qaadashada Diinta Islamka inkastoo hadalo kala duwan laga soo saaray inuu Islaamay Micheal Jackson kahor dhimshadiisa kadib safaro dhowr ah uu ku tagay dalka Bahrian isagoo qorsheynayay inuu dalka Bahrian Micheal uu sitoos ah ugu guuro kadibna uu iska joojiyo arimaha la tacaluqa fanaanimada kadibna uu uweecdo dhanka iyo soo saarista Nashiidooyinka xili lagu xasuusto inuu soo saaray Nashiido hordhac ahayd kahor intuusan dhiman.

Hussein Khuburo

Hargeisa Somaliland

hussosm@yahoo.com