Fariin mahadnaq ah oo ku socota gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland ahna G.xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro xal u helidii dilkii ka dhacay Gashaamo.

CISMAN

Odayaasha,Dhalinyarada,aqoonyahanka ku nool cariga Ingiriiska waxa ay aad ugu mahadcelinayaan Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland ahna gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro) xalintii khilaafaadkii ka dhacay  degmada Gashaamo ee dawlad degaameedka Soomaalida Ethiopia arinkaas oo uu si weyn wax uga qabtay,iskuna hawlay sidii arinkaa losoo afjari lahaa.

Cismaan Xaaji Jaamac oo ka mid ah odayaasha aadka looga yaqaano UK iyo Gudahaba waxa uu  fariin uu  nasoo gaadhsiiyey uu yidhi” Aad ayaanu ugu mahadnaqaynaa aniga iyo dhamaan dadka hoos ku xusan sida wanaagsan ee uu ka yeelay kana qayb qaatay xal u helidii shaqaaqadii dilka ahaa ee ka dhacay degaanka Gashaamo oo uu tagay iskuna hawlay isaga oo ay shaqo badan u taalay uu ka doorbiday in uu tago degaanka oo uu xal u helo arinka ka  dhacay degaanka Gashaamo,Waxa aanu ku leenahay mudane Cabdiraxmaan  dadka degaanka degan iyo kuwa qurbaha ku noolba wey kaa warhayaan dedaalka aad ugu gurmatay in aad shaqaaqadii ka dhacday Gashaamo aad xalinteeda qayb weyn ka qaadatay. Ilaahayna hakaa ja’saai siiyo waana bil Ramadaan.

Waxa kale oo ay amaan taas la mid ah usoo jeediyeen dhamaan dadkii ka qayb qaatay xalinta arinka iyo dadkii isku hawlay in lasoo afjaro xurgufta dhacday.

Waxa kale oo uu Xaji Cismaan Xaaji Jaamac uu soo dhaweeyey kulankii iskaashiga ahaa iyo heshiiskii ay kala saxeexdeen labada xisbi qaran ee WADDANI IYO UCID. isaga oo ku sheegay in ay wax weyn ka badali doonto horumarka dalka iyo in la helo mucaarid jiho kaliya ka duula aadna waanu u soo dhaweynaynaa.

 

Marlabaad aad ayaan dhamaantayo kuugu mahadnaqaynaa arinkaa booqashada degaanka Gashaamo iyo dhamaan dedaalka aad sameysoba.Waxa halkan ku xusan  magacyada dadka ku qoran ee fariintan u diraaya gudoomiye Cabdiraxmaan.

FADLAN HOOS KA AKHRI MAGACYADA.

 

CISMAAN XAAJI JAAMAC ABOKOR

XAJI CALI DHAGAWEYNE

CABDICASIIS AADAN GALAB

CABDI XASAN YUSUF (COLUJOOG)

ADAN XIRSI FAROOLE

MAXAMED XASAN JAMAC (QUULE)

MAXAMED C/LAHI DHAGAYARE

MAXAMED QAWDHAN AHMED (YOOLAC)

ISMACIIL XAJI IBRAHIM

MAXAMED XAAJI CAWIL

SICIID XAAJI CAWIL

MAXAMUUD FARAX CABDI (DHEEG)

SACAD MAXAMED QAWDHAN

MAXAMED CASEYR

IBRAHIM MAXAMED AHMED (IBRAHIM RASHIID)

SICIID YUSUF XAJI MAXAMED (SICIID XAMARI)

HUSEEN YASIIN

KHALID MAXAMED AHMED

ENG.DAYIB XAJI AHMED QULUMBE
MUSTAFE CISMAAN TUURQUDHUN

CABDI DAAHIR CABDI (CABDI BACOW)

CABDI MAXAMUUD AHMED

CABDI CISMAAN JAMAC

CABDI SICIID JAMAC

MAXAMUUD HUSEEN ILEEYE

DR MAXAMED IBRAHIM

CABDI WELI YALAS

KOOS  MAXAMED CALI

DEEQA SICIID MAXAMUUD

FOOSIYA SICIID MAXAMU
RASHIID MAXAMED ISMACIIL

XAMSE AHMED SALAAN

WARSAMA SICIID MAXAMUUD

AHMED CAYNAANSHE

MAXAMED AHMED KULUC

MAXAMUUD FAGADHE DAKHARE

AHMED KAYSE

SICIID CUMAR AHMED

RASHIID QAAWANE

SACAD MAXAMED QAWDHAN

MAXAMUUD CASEYR

CIISE MAXAMED KAHIR

HUSEEN DHALLIN

ISMACIIL XANDULE YUSUF

C/CASIIS JAMAC XAAD

 

Salaanmedia/London