Hambalyo Iyo Bogaadin Farxadi ku Dheehan tahay u Dirayaan Arooska Mud:Cabdi Naasir Maxamuud. X. Max ed (Firdhiye) Iyo Marwo Ifraax Dr:Cali Saalax Muuse

Hambalyo Hambalyo
1003834_401965506588173_98512432_n
Dhamaan Axsaabta Ehelada Iyo Qaraabada Kala Ah
1- Xamse Max ed Cabdi (Cadaw Yuurura)
2-C/Khaalaq Diiriye Budhle (Laaqalo)
3-Foosi C/Qaadir Muuse
4-Max ed Aadan foolge
5-Maxa ed Said Cadaad
6-Siciid Ismail Aw jaamac (Saaweelo)
8-Xusein C/llaahi Xusein Xamari (GirGire)
9-Maxa huriye (Sh/Nuuraani)
10- Maxa ed Aadan Cali (HIMILO)
11-Siciid Cabdi Axmed
12-Xamse shaqale Gaas
13_Maxamed Xaashi Burhan
14-Bashiir Ibraahin Qayir
15-Jaamac Muxumed Saleebaan (Jaamac yare)
16-Mukhtaar Maxamed Daahir
17-C/Risaaq (Gadhka)
18-Maxamed Cawed Maxed
19-Cali Maxaed Ibrahin (Cali Baashe)
20-Ibraahim Muuse Qasaaal
21-Qaasim Dhalaaliye
22_cabdi casiis Axmed Raage
23-C/Salaan XAxmed Qulumbe
24-Ibraahin Daahir Jamac (Caateeye)
26-Guuleed Daahir Samater
27=Cali Sugule Kaahin
28-Caaqil C/Raxmaan Maxmed ( Canjeex)

Dhamaan Dadkaasi Oo Dhami Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin Farxadi ku Dheehan tahay u Dirayaan Arooska Mud:Cabdi Naasir Maxamuud. X. Max ed (Firdhiye) Iyo Marwo Ifraax Dr:Cali Saalax Muuse Oo Arooskoodu Ka Dhacay Dalka Kuwait Habynkii Arbacadu Soo Galaysay Taariikhduna Ahahyd 02/07/2013 Waxaanay Leeyihiin Noqda Lamaane Isku Waara Ubad Khayr Qabana kala Hela Anaguna Waxaanu leenahay Aamiin………….Aamiin………Aamiin……………. Aamiin…………Aamiin………………Aamiin