Waxa dhawaan safar ku tagay Dalka Ethiopia Khadar Aadan Koodbuur oo ka mid ah ganacsadayaasha dalkan Ingiriiska degan. Safarkiisa oo ku saabsanaa mid ganacsi Waxa aanu idiinka haynaa waraysi dhinacyo badan tabanaaya.
waxa uu socdaal ku kala bixiyey Wabiga Blue Nile oo laga dhalinaayo dab , Waxa uu ku fadhiyaa masaafo dheer.
Lasoco dhawaan Inshallah.
Salaanmedia/London