(SM-Dubai)Imaarada Dubai ayaa tartanka caalamiga ah ee Guinness World Record Book-ga ku gashay talaabo aan wali mid la mid ah nooceeda hore loo qaadin, taas oo ay ku soo bandhigeen, kitaabka ugu wayn xajmi iyo baladh ahaan ee ka waramay shakhsiyadii Nabigeeni Maxamed (NNKHA), kaas oo todobaadkan lagu soo bandhigay magaaladaas.