Soomaaliyada cusub qorshaha 200 ee sano ee soosocda lagu maamuli doono.

Habiil

Waxaan dhamaanteen kawada warhaynaa in somaliya gumaystaha kahor ay ahayd xooga ugu awooda badan wadamada geeska africa xuduudaha dadka soomaliyeedna uugaadhsiisnaa ilaa iyo chad oo ah meesha y katalinayeen qabiilka aadka ubalaadhan ee GARAHA amaba garre quraanyoow oo dega itoobiya, kenya, sudan, iyo chad somaliyana xaruntooda ay ahayd, kasoo tag waxaa kadambeeyey ajuuraan oo iyana ilaa iyo burundi iyo bariga congo dega halkaasoo ay noqdeen iyaga iyo biyomaal, warday, iyo dagoodi, murunli, marre, iyo qabaail kale oo soomaliyeed oo kuligood isku noqday qawmiyada tutsiga,

Waxaa  dhacay dagaalo waaweyn oo dhex maray TIGRAY oo ahaa qabiilkii boqorada ka ahaa dhinaca waqooyi ee harada tana oo kutaala gobolka gondor ee itoobiya kamida kuwaasoo duulaan kusoo qaadi jiray saldanadii awdal ama adal oo xarunteedu ahayd zaylac waxaa 3dex goor lajabiyey  boqortooyadii tigray oo mar qabsatay  zaylac laakiin laga kiciyey iyadoo uu dagaalku gaadhay aksum oo ahayd caasimadii tigray dagaalkaas waxaa awoodiisa lahaa oo duulaanka ciidamada lafdhabar u ahaa shacabkii Soomaaliyeed ee daganaa inta udhaxaysa waqooyi galbeed somaliya ilaa iyo diri dhaba waxaan duulanka kala hogaaminayey qabaailka dirka ee GURGURAHA, JAARSADA, SHEEKHAASHA, IYO AKISHAHA oo ahaa hogaankii madaxweyne dir curadna u ahaa taariikhdaa faca weyn leh ee kajirtay goboldaas galbeedka somaliya waa laqariyaa sababtana waxaa weeye waxay muujinaysaa taariikhda faca weynleh ee qawmiyada direed kulahayd umada somaliyeed dhexdeeda, dhinaca koonfureedna waxaa hogaaminayey qabiilka xiniftire oo guud ahaan looyaqaano biyomaal iyadaa ay taageerayeen qabaailka waaweyn ee gugundhabe, wacdaan, moobliin, jiidle, garre,warday, iyo jajeele,layiille,digil iyo mirifle,  dhamaan qabaailkan oo ahaa dagaalyahan aan gabanin oo dhiigooda uhuray ilaalinta deegaanka somaliyeed xeebaha quruxda badanleh  marnaba lama hungurayn karin waayo ciidan joogta ah ayaa ilaalin jiray kuna dagaalami jiray waxaan ugu dambeeyey dagaalkii ugu qadhaadhaa ee ka dhacay inta udhaxysa mombasa ilaa iyo  xeebta muqdisho oo ay talyanigu  isku dayeen inay qabsadaan somaliya waxaa dagaalkaas difaaca somalida hogaaminyey boqrtooyadii biyomaalka oo sifiican udifaacday umada somaliyeed inkastoo qabaailka somaliyeed qaarkood ay gaalada soo raaceen hadana somalida guud ahaan dagaalkaas way taageereen biyomaal difaaciisa dhulka qabiilkii ugu badnaaee somaliyeed ee taageeray waa qabiilka sheekhaal, iyo moobliin,wacdaan,jiidle,layiille iyo digil kuwaasoo kuqasbay talyaanigu inuu kacararo degaanada bada ee koonfureed aakhirkiina uu kasoo degay sinabada gobolda bari kuwaasoo kusoo hogaamiyey somaliya talyaaniga heshiis gooni ahna uu lagalay ninkii la odhan jiray cali yuusuf oo ahaa khaa in soomaliya dambi weyn kagalay taariikh madawna kaga tagay umada somaliyed,talyaanigu wuxuu markii uubaxayey hashiiskula galay dabad hilifyadiisii in laga ilaaliyo maamulka sare qabiilka DIR guud ahaan gaar ahaan biyomaal iyo surre oo ahaa labadii ugu dagaalyahansanaa uguna dhibka badnaa heshiiskaa waxaa saxiixay niman kasoo kala jeeda qabiil ka majeerteen iyo wacaysle ujedadana waxay ahayd inaan laga aargoosanin dadkii lashaqeeyey gumaystaha, waxaa dhacday iyadoo soomaliya dawlada in taariikhdaa dheer ay qarinjireen dawladihii dalka soo maray sabatana waxaa weeye heshiikii talyaanigu wuxuu micnihiisu ahaa in dalka loo dhiibo qabaailkii lashaqeeyey talyaaniga taariikhdii qiimaha lahayd ee dagaalyahanki somaliyedna latirtiro iyadoo taariikhdii sayid maxamed lagu badalayo micnaheedu waxa weeye qabiilka daarood layidhaahdo in taariikh cusub loo sameeyo lana tirtiro qabiilka ugu facda weyn somalida taariikhdiisii oo xitaa laqariyo dagaaldaii ugu qiimaha badnaa ee dagaalkii lafoole oo ahaa dagaalkii talyaaniga lagu jabiyey oo uu maydkiisii xitaa qaadan kari waayey,

Hadaba waxaan usheegaya ilaa iyo maalintii talyaanigu dalka kabaxay waxaa dalka faaidadiisa qaadanayey dad aan mudnayn ianay xitaa dalka somaliya kunooladaan waayo khiyaamo qaran ayey gaysteen walina waxay ku riyoonayaan maalinba cadaw cusub inay soo galiyaan itoobiya,kenya, ugaandha, kuligood waxaa dalka keenay dabadhilifyadii hore talyaaniga ula shaqeynayey oo raba inay gumaysi hor leh galiayaan somaliya si ay kursiga madaxtooyada ugu fadhiistaan, hadana waxaa bilaabmay nidaam larabo in dalka lagu boobo dhul dad leeyihiin in loogu yeedho kenya oo layidhaahdo qabiilka daaroodbaa maamul goboleedkaa leh jubba land  waana khiyaamo qaran oo larabo in lagu boobo dadka somaliyeed eedega dhulka wanaagsan ee wabiga juba maro hadaba waxaan usoo jeedinaayaaguud ahaan umada somaliyeed gaar ahaan qabaailka dirka ah iyo digil iyo mirifle, sheekhaal,mareexaan, gaaljecel, iyo garre,dagoodi,ajuuraan,murinle, boorane,bajuun, iyo jareer weyne intuba inay kakcaan hurdadad oo ay ogaadaa qariirada cusub ee loo yaqaano ROAD MAP inay tahay dhulboob larabo in lagu boobo dhamaan beerihii iyo dhulkii awoowyaashood uga tageen iyadoo  la deegsanayo dawlada kenya waxaan ugu baaqayaa dhamaan soomalida jubooyinka ee aan shisheeyaha lasoconin in ay qoriga qaataan oo difaacaan dhulka somaliyeed ee daba dhilifku kusoo hogaamiyeen cadawga si ay ugu qabsadaan una boobaan dhulkooda, dawlada Somaliyan waxaan leeyahay wax heshiis aha oo dhulkaas lagu siinayo kuwa cadawga soo kaxaystay inaanay galin hadii ay gashana somaliya dambi kagashay lagana xisaabtami doono waxaanan ugu baaqaya inay joojiyaan GUUTADA 3AAD ee shabeelaha hoose oo fulinaysa danaha cadawga somaliya oo ah in lafshiliyo dawlada somaliya oo dagaal meel walba lagaga furo si loo dumiyo dawladnimada somaliya, waxaan kaloo ugu baaqayaa dhamaan shacabka  afka somaliga kuahadla eedega itoobiya iyo jabuuti iyo somaliland dhamaantood inay usoo gurmadaan walaalahooda jubooyinka  si loobadbaadiyo dawladnimada iyo dhulka somaliya. wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarkaatuhu.

 

Habiil Cabdi Haybe

London