WAR DEG DEG AH: GUDOOMIYIHII IYO TIFAFTIRIHII WARGEYSKA HUBAAL OO GOOR DHAWAYD LA SII DAAYAY KADIB MARKII SHALAY MAXKAMADDA GOBOLKA HARGEYSI KU KALA XUKUNTAY 1 SANNO IYO 2 SANNO OO XADHIG AH

Hargeysa (SM) waxa goor dhawayd la sii daayay gudoomiyihii wargeyska hubaal maxamed axmed jaamac (caloolay) iyo tifaftirihii wargeyska hubaal keefkeef inakstoon la hubin sababta loo sii daayay hadana waxay wararku sheegayaan in lagu sii daayay damiin

newsflash1

hadana maxkamadda gobolka hargeysa ayaa shalay labadan wariye ku kala xukuntay Maxamed Axmed Jaamac ayaa lagu xukumay 1 sanno oo xadhig ah iyo 1 milyan ooganaaxa halk keefkeef oo ah tifaftiraha wargeyska hubaal isna lagu xukumay 2 sanno oo xadhig ah iyo 2 milyan oo ganaax ah

 

Salaanmedia/Hargaysa