War deg deg ah: qarax ismiidaamin oo ka dhacay wadada Isku Xirta Garoonka diyaradaha iyo isgoyska KM4.ee Mogdisho

Daqiiqado ka hor ayaa qarax xooggan oo ismiidaamin ah waxa uu ka dhacay agagaarka xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho

newsflash1.

Wararka hor-dhaca ah ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxaani loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa inkasta oo aan la ogeyn cida lala eegtay

Wixii ku soo kordha dib ayaan kasoo daabici doonaa Insha Allah

Salaanmedia/Mogdisho