Daqiiqado ka hor ayaa qarax xooggan oo ismiidaamin ah waxa uu ka dhacay agagaarka xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho . Wararka hor-dhaca ah ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxaani loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa inkasta oo aan la ogeyn cida lala eegtay Wixii ku soo kordha dib ayaan kasoo daabici doonaa Insha Allah Salaanmedia/Mogdisho
|