WAR SAXAAFADEED XISBIGA UCID EE UK QADASHADA KHADHADHKA XISBIGA

 

ucidDhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee uk waxa lagu War galinayaa in la bilabay qadashada Kadhadhka Aqoonsiga xisbiga taas oo loogutalagalay dhaman xubnaha Uk in lagu aqoonsado kadhadhka xisbiga , waxaad kala soo xidhiidhaysan Cinwaanka hoos ku qoran.

 

Xoghayaha Xisbiga ee Uk

Mudane :Cabdilaahi Cumar Shaqale

shaqale101@hotmail.co.uk

Ciinwaanka Xafiiska .

395 High Road

Wembley HA9 6AA

Tel:.07883090192

Tel:07947827586