War Saxafadeed Xisbiga Ucid ee Uganda Qadashada Kadhadhka Xisbiga

ucid

(Uganda)   Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uganda  waxa lagu war galinayaa

in la bilaabay qadasha Kadhadhka Aqooniga Xisbiga Taas oo loogu talagalay Dhamaan

Xubanaha Uganda  in lagu aqoonsado khadhadhka xisbiga , waxad kala soo xidhidhi doontaa wixi faaf faahin ah cinwaanka hoos ku qoran.

 

Gudomiyaha Xisbiga ee Uganda

Mudane :khaddar Mohamed nour (bitijoor)

Tel:0791661106

Email:     khadarbitijoor@gmail.comXafiiska Ucid ee Uganda:

Kasanga Road

Uganda