WARMUHIIMA

images

Waxaa maalmahanba kushirsan  dalka uganda niman siyaasada Somalia kufashilmay oo danaystayaala oo uu kamid yahay Cali Mahdi Maxamed, Xasan Abshir Faarax, Cabdiwali Gaas, Cali Geedi iyo qaar kamida xilibaanada Somalida kenya ee absame iyo kilinka shanaad masuuliyin kamida oo ogaadeena waxaana lawadaa sidii loo afgambiyi lahaa xukuumada kajirta somalia ee uu madaxweynaha kayahay Xasan Sheekh iyo raysalwasaare saacid faarax garaad oo hawlweyn ugashay sidii ay wadanka uxasilin lahayd oo ay ula heshiin lahaayeen somaliland oo ay aad udiidanyihiin qaar kamida somalida oo aan jeclayn in heshiis uu dhex maro hargaysa iyo muqdsho taasoo ay u arkaan dhibaato weyn oo ku imanaysa mansabkooda.S

Siyaasadeed ee soomaaliya kuwaas oo imkana maleegaya sidii loo dili lahaa madaxweynaha somaliya diyaaradii uu kenya kasoo kiraystayna cilad loo sameeyey taasoo hadii ay siisocon lahayd 30 daqiiqo oo dambe guban lahayd kunasoo noqotay muqdisho iyadoo ololaysa taayiradiina wada banjareen markii ay degtay,shirqoolkaas larabay in lagu dilo madaxweynaha somalia waxaa lagu tuhunsanyahay dawlada kenya iyo somali katirsan  baarlamaanka kenya iyo qaarkamida khaa imiintii somalia burburisay imikana diidan in dalka somalia ay dawladi ka hana qaado.

Hadii aan iyaga hogaaminaynin waxaana laga sii xunyahay wada hadalada lala galay somaliland oo qaar badani u arkaan dhabarjabkooda hadii ay hargaysa iyo muqdisho isfahmaan inay udhamaanayso oo aan dib loo arkidoonin noloshooda siyaasada somalia waxaan kula dardaarmayaa dhamaan shacabka somaliland inay taageeraan somalia dawladeeda siloo gaadho natiijo siyaasadeed oo wax ku oola oo somaliyana udhismi lahayd. somalia waxa dhibaato kuhayey waligeedba kuwa noo eg oo aan lagaranayn meelay kasoo jeedaan oo cadaw kusoo hogaamiya aana lahayn awood ay rag kula dagaalamaan oo raba dawlado shisheeye inay soo isticmaalaan dhul ninkiisii baa iska leh dhul ninkiisii baa iska leh.

 

Habiil Cabdi Haybe

London