Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Baabuur Casriya Kuwareeyiyay Ciidanka Booliska (Daawo Sawiro)

July 23,2013 Hargaysa(SM) Wasiirka wasarada arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamad Waran Cade ayaa waxaa uu maanta ku wareejiyay taliyaha ciidamada booliska soaliland Toban gaadhi oo noocoodu yahay gawaadhida gargaarka dagdaga ah .

581434_10151738102459106_1606395997_n

Wasiirka waasaarada arimaha gudaha somalilan Cali Warancade oo wax qabadkii sii ugu horeeyay si toosa looga arkay maanta isaga oo ciidamada booliska Somaliland ku wareejiyo toban gaadhi oo yaryar ku waasi oo loogu talagalay gargaarka dagdaga ah.

Wasiirka ayaa axa uu alan qaaday markii uu xilka kalawareegayay wasiirkii hore inuu wax badan kabadali doona wax qabadka wasaarada isaga oo sheegay inaan dib loogu arki doonin gidaarada magaalada iyo xaafadaha ciyaala baadha dadka waayeelka ah iyo dumarka.

Waiir waran cade ayaa ah wasiir ku caana inuu wax kaqabto hadba wasaarada loodhiibi ,waxaana uu kaga tagaa wax qabad muuqda , Cali Waran Cade oo dadku in toodabdani ay ku amaanaan hawl karnimo iyo wax qabad muuqda .

Taliyaha ciidamada booliska soaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa uga mahad naqay mudadii ayrayd ee uu xilka hayay wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha ,waxaana uu sheegay latiyuhu inuu aad ugu faraxsanyay gaadiidkan lagu wareejiyay .

Salaanmedia/Hargaysa

Â