Wasiir Warancade Ku Aamiin Waxqabad ,Daacadnimo , Kartidii Aynu hore uga Baranay W/Q: Hassan Mohamed Abdilaahi

download (3)

Marka hore waxaan halkan ka salamaya dhamaan umada musliminta ah fadliga bisha barakaysan ee rabadan
inta ka dib waxaan halkan uga jawabaya nin maalmahan warbahinta ku so qorayey maqal u ugu magac daray warancade maxanu ku amiina ,
kaasi oo an u malaynayo in anu macna badan xambarsaneyn marka ad hoos u si akhrido waxad oganaysa in u yahay maqal shakhsi weerer ah un
hadaba waxaan leeyahay oo umada somaliland ay markhaati iga tahay in wasiir cali warancade yahay shakhsiyadka somaliland ugu suntan waxqabadka la taaban karo kaasi oo shacabku xasuustan mar kasta oo ay arkan xafiis u bahan wax ka qabasho ama wasaarad dayacan oo ay halhays ka dhigan ala ya meesha cali warancade u dhiiba taasi oo cadaynaysa in u yahay nin wax ka qaban kara meelkasta .

hadaba hadi aynu dib u jaleecno wasiir ali iyo waxqabadkisi waxaynu ka garan karna in u yahay wasiirka kaliya ee ugu wasaaradaha badan so maray inti ay somaliland jirtey kuwaasi oo ka badan ila 7 wasaaradood hadi ayna ka badnaynba taasi oo cadaynaysa in u yahay shakhsi ku suntan waxqabad iyo karti u ilaahay sw ku manaystey

hadaba hadi an wax yar ka taatabto waxqabadti wasiir cali iyo somaliland waxaau qayb libaax ka so qaatay nabadeynti beelaha somaliland ee 1994ki gaar ahan xiliyadi beesha garxajis iyo dawladi Marxuum Cigaal taasi oo ah wax aan la qarin karin , waana wasiirka kaliya ee isaga oo ka tirsan xukumadi marka talada dalka haysey socdaal nabadeed ku tagey xaruunti Mucaaridka oo markaasi ahayd Magaalada Oodweyne Halkaasi oo kagag so dhabeyey himiladisi ahayd in u beesha Garxajis ka so dhaadhiciyo In ay qaatan nabad Buuxda walaalohoodna wax la qaybsadan isaga oo horey ka so kaxeeyey Suldaaanki guud ee beelaha habaryoonis sul ciise sul xirsi qani ahn arintaasi oo keentey in ay si toos ah isu so hor fadhiistan Marxuum cigaal iyo hogaanki beelaha garxajiis taasi oo keentey in beeshasi si buuxda u qadatay nabadgalyadi iyo dib u heeshisinti sidana ay kaga so qayb galen shirweynihi beelaha somalinad 1997ki ka dhacay hargaysa shirkaasi oo wasiir cali lagu siiyey bilad sharaf xaga nabadeynta ah
hadaba hadan intaasi ku so afmeero wax qabadki xaga nabadeynta ,

habada han yara jaleecno waxqabadki wasaaradaha u so maray wasiir cali warancade habada waxaa u maxadweyne Cigaal u cali warancade u wasiirka caafimadka somaliland u magacabay sanadki 1995 dabayaqadiisi wasaaradasi oo markaasi ay ka muuqatey baahi weyn oo dhanka maamulka ah taasi oo u ku so kordhiyey in ay cusbutaalada dalku noqdan kuwo habeen iyo maalin shaqeya isaga oo cusbitaalada hargaysa boorama iyo barbara u iibiyey matorada dabka dhaliya kuwaasi oo u saamaxay in dhakhatirta ka hawl gasha ay hadh iyo habeen ka shaqayn karan ,

sanadki 1996 ayu marxuum cigaal markale waxa u mr cali warancade u badalay wasaarada ganacsiga ka dib marki u wadanka ka dhacay sixirbarar baxaad weyn oo sameeyey dhamaan dalka oo dhan taasi oo keentey in mr cali warancade lo magacabo wasaarada ganacsiga somaliland isga oo wax weyn ka qabtey sixirbararki ,markaasi oo u sameeyey waxa lo yaqaano kaadhinada oo ah in ay dawladu so iibsato raashinka dabadeed iyadi si iibiso iyada oo qiima yar ka siinaysa shacabka danyarta ah taasi oo u ku mutaystey karamo u ku dhex yeesho bulshada somaliland ,

inta ka dib waxa mr cali warancade lo badaley wasaarada waxbarashada oo xiligaasi la daaladhacaysey mamuul xumo ragadisey waxyaha maamulka ee wasaaradasi isaga oo bilo gudohood wasaaradasi ka hir galiyey nidaam ay u bogeen dhamaan ardeyda somaliland iyo bahdi ciyaaraha somaliland kaasi oo aha barnaamijki kadis ee ay schooladu ku tartami jiren waana marka kaliya ee somaliland laga hir galiyey ila maantadana aynu joogno , waxa kale oo u mr cali dib u dhis ku sameyey garoonka kubada cagta ee hargaysa istaadyom ,kaasi oo u diyaariyey in lagu beero doogi laakin ay ka so gaadhay in wasaaradasi laga badalo

isla markaasi waxaa mr cali warancade lo badaley wasaarada isgaadhsinta iyo boosaha taasi oo u muda yar joogey mudaadasi oo u qayb weyn ka qaatay hirgalinta isku xidhki shirkadaha isgaadhsinta oo muda yar shaqeeyey ,

isla sanad gudihi waxa wasiir cali warancade lo magacabay wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka halkaasi oo u wax weyn ka qabtey tiira koobka guryaha dawlada iyo isaga oo hindisey taarikada maanta laga isticmaalo wadanka somaliland oo u shirkad privet ah siiyey taasi oo wax weyn ku so kordhisey dalka xaga bilicda

mudo dabeed waxa cali warancade lo badaley wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta oo markaasi xarunteedu hayd halka imika ay ku taalo madbacada qaranka iyo wargeska dawan isaga oo maalmo gudohod ugu guntadey in u dib u dhis ku sameeyo xaruunti weynneyd ee radio hargaysa isaga oo bilaabay barnaamijki iska wax u qabso kana bilaabay dugsiyada iyo suuqyada magalada kula dhiiri galiyey dadweynaha in ay ku so caawiyan wasaarada qofkastaba waxa u helayo
taasi oo u suura gaashay in muda yar lagu dhamays tiro xayndaabki weyne ee iidacadi radio hargaysa iyo xaafisyadi maamulka ee wasaarada
wax kale oo u halkaasi ka hirgaliyey hool weyn oo lagu talagalay in lagu baqto baarnamijyada Murtida iyo madadaalada Kaasi oo lo Bixiyey Tiyaatarka Radio Hargaysa kaasi oo dakhli badani ka so gali jirey Wasaarada Warfaafinta Somaliland

ugu danbeynti waxa u cali warancade wasiirka noqdey wasarada Duulista iyo Hawada somaliland taasi oo u waxqab la taaban karo ka mujiyey mudaadi u joogey halkaasi iyada oo shacbiweynaha somaliland u riyaaqen waxqabka wasiirka ka dib marki ay arkeen in somaliland marki kawad ay habeen diyaaradi so fadhiisatey kana duushey

habada waxaan maqaalkaygan ku so gabagabaynaya in maanta mr cali warancade ka mid noqdey golaha wasiirada somaliland in aynu ku amini karo waxqabadkisi hore aynu uga baranay

Alla Mahad leh

Hassan Mohamed Abdilaahi

Hargaysa / Somaliland