Aqoonyahanada,Odayasha,Haweenka iyo dhamaan shacabka reer Somaliland ee ku nool xaafadda Woolwich London Koonfur bari magaaladda London waxay HAMBALYO u dirayaan Wasiirka Cusub ee Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),Xilka dhawaan loo magacaabay waxayna dhamaantood qireen in hawshaa madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo u igmaday uu yahay nin hawsha loo dhiibay garanaaya,Waa ruug cadaa saxaafadda aad looga yaqaano inbadana kusoo jirey warbaahinta.
Waxaanu leenahay HAMBALYO, waxaanan Illaahay uga baryaynaa in hawshaa loo dhiibay uu u fududeeyo,Sidoo kale waxa aanu Hambalyo taa la mid ah u diraynaa Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Shugri X. Ismaaciil Bandare oo ah aqoonyahanad in badan kasoo shaweynaysay arimaha bulshada,una qalanta in xilkaas loo magacaabo.
Dhamaad dadka hoos ku xusay oo degan xaafadda Woolwich waxay leeyihiin labada wasiir iyo dhamaan wasiiradda Somalilandba Hambalyo
XAJI CALI DHAGAWEYNE
ENG.DAYIB XAJI AHMED QULUMBE
RASHIID QAAWANE
ABWAAN CUMAR AW-JAAMAC (CAYNAB)
HUSEEN DHALLIN
CISMAAN XAAJI JAAMAC ABOKOR
CABDICASIIS AADAN GALAB
CABDI XASAN YUSUF (COLUJOOG)
ADAN XIRSI FAROOLE
MAXAMED XASAN JAMAC (QUULE)
MAXAMED C/LAHI DHAGAYARE
MAXAMED QAWDHAN AHMED (YOOLAC)
ISMACIIL XAJI IBRAHIM
MAXAMUUD FARAX CABDI (DHEEG)
SACAD MAXAMED QAWDHAN
IBRAHIM MAXAMED AHMED (IBRAHIM RASHIID)
SICIID YUSUF XAJI MAXAMED (SICIID XAMARI)
HUSEEN YASIIN
KHALID MAXAMED AHMED
MUSTAFE CISMAAN TUURQUDHUN
CABDI DAAHIR CABDI (CABDI BACOW)
CABDI MAXAMUUD AHMED
CABDI CISMAAN JAMAC
CABDI SICIID JAMAC
MAXAMUUD HUSEEN ILEEYE
DR MAXAMED IBRAHIM
CABDI WELI YALAS
RASHIID MAXAMED ISMACIIL
XAMSE AHMED SALAAN
AHMED CAYNAANSHE
MAXAMED AHMED KULUC
MAXAMUUD FAGADHE DAKHARE
AHMED KAYSE
SICIID CUMAR AHMED
SACAD MAXAMED QAWDHAN
MAXAMUUD CASEYR
CIISE MAXAMED KAHIR
ISMACIIL XANDULE YUSUF
C/CASIIS JAMAC XAAD