Shir Balaadhan Oo Beesha Muuse Ismaaciil Ku Qabsanayaan Magaalada London

ogeysiis

Shir Balaadhan Oo Beesha Muuse Ismaaciil Ku Qabsanayaan Magaalada London

Dhamaan beelweynta Muuse Ismaaciil ee ku dhaqan cariga Ingiriiska guud ahaan waxa lala socodsiinayaa in 18 bishan August lagu qaban doono Galbeedka London shir ay isugu imanayso beesha oo lagu taageeri doono shirka beedha Muuse Ismaaciil ay ku qabsan doonto magaalada Ceerigaabo, gaar ahaan Xaaji Muuse.

 

Sidaa daraadeed waxa xubnaha beesha rag iyo Dumarba laga codsanayaa inay ka soo qaybgalaan shirkaasi oo ka dhici doona Waxaad kala xidhiidhi karataan wixii faahfaah in intaa dheer.

 

18 bishan August

Saacadda: 4:00 PM Galabnimo

 

Kayse Qaaraweyne

Mukhtaar Cali Yuusuf -telefonkiisuna yahay

07983 801242

95 bloemferm  road

Ageption house venue

W12 7da