Anagoo ah dhamaan hawl-wadeenada British Somaliland Council ( BSC ), waxaan tacsi tiiraanyo iyo naxdin leh u diraynaa

tacsi21

Anagoo ah dhamaan hawl-wadeenada British Somaliland Council ( BSC ), waxaan tacsi tiiraanyo iyo naxdin leh u diraynaa Maxamed Saleebaan Jirde,  ka tirsan BSC, oo Aabihii Saleebaan Jirde Aw Cali oo maanta ku geeryooday Caasimada Jamhuuriyda Somaliland ee Hargeisa, waxaanu ilaahay uuga baryeynaa inuu Jannada Fardoosa ka waraabiyo isaga, ehelkii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo

Aamiin,     Aamiin,         Aamiin.