British Somaliland Council oo Hambalyada Ciida u diraysa dhamaan bulshada reer Somaliland

Somaliland
Anagoo ah dhamaan hawlwadeena British Somaliland Council, waxaanu Munaasabada Ciidul Fidri ku hambalyeynaa uugu horeyn Dhamaan dadka muslimiinta caalamka oo dhan,  Saxaafada Madaxa banaan, xukuumada Somaliland, qaybaha bulshda kala duwan ee Somaliland gudo iyo debedba jooga iyo guud ahaan qoomiyada Somalida.
waxaanu leenahay ilaahay ciidan ciideeda kale ha inagu gaadhsiiyo Nabad galyo,caafimad qab, barwaaqo iyo bishii barkaysnayd ee soom denbidhaaf. Amiin
British Somaliland Council ( London uk ).